Xigtaysiga Xikmadda - Cabdixaafid Mowliid - Kirjat - Createspace Independent Publishing Platf - 9781533478535 - perjantai 5. elokuuta 2016
Mikäli Kansi ja otsikko eivät täsmää, on otsikko oikein

Xigtaysiga Xikmadda

Cabdixaafid Mowliid

Hinta
€ 17,49

Tilattu etävarastosta

Arvioitu toimitus ke 24. heinä - ma 5. elo
Lisää iMusic-toivelistallesi

Xigtaysiga Xikmadda

"Sida jidhkaaga oo kale ayay maskaxdaaduna u daashaa, ee ku nasi odhaahyada xikmadda leh!" - Hazrat Ali
Xikmaddu, asalkeeda bannaanba, waa dhaxal uu ku abtirsado, sheegtana, qof kasta oo bini-aadan ahi. Waxa ay kaalinta koowaad ku cidhiidhsataa neefta, Ogsijiinta ah, ee dadka oo dhami wada neefsado. Sida ay yidhaahdaanna, murtidu waxa ay ku hadashaa hal af oo keli ah. Haa, hal af, halkaas afna waxa aynu ku micnayn karnaa in uu yahay mid ka dhashay xaqiiqada ah in idil ahaan xikmaduhu ka wada jawaabaan baahi. Waa halkan meesha ay ka soo gelayso aas-aasnimada iyo caws jiilaal ahaansha ay daruuri tahay in dhaxalkaa aan laga qadin. Waa tan ujeedka buuggan XIGTAYSIGA XIKMADDU uu u soo baxay.

Media Kirjat     Paperback Book   (Kirja pehmeillä kansilla ja liimatulla selällä)
Julkaisupäivämäärä perjantai 5. elokuuta 2016
ISBN13 9781533478535
Tuottaja Createspace Independent Publishing Platf
Sivujen määrä 242
Mitta 127 × 203 × 14 mm   ·   267 g
Kieli Somali